OGAYSIIS ISBEDELKA XEERKA – Canshuurta Magaalada Inta ugu badan ee lagu dalaco bishii

OGAYSIIS ISBEDELKA XEERKA – Canshuurta Magaalada Inta ugu badan ee lagu dalaco bishii

SUMAS, WASHINGTON – Maajo 04, 2018 – Golaha Magaalada Sumas waxa ay ansixiyeen Xeer lambar 1722 iyo 1723, kaas oo kordhinaya xadka wadarta guud ee Cashuurta Magaalada ee laga yaabo in lagu dalaco bil kasta ugu badnaan $500 ilaa ugu badnaan $1000. Canshuurta Magaalada ee biilasha gaaska dabiiciga ah ee gudaha xadka magaalada Sumas ayaa weli ah 1.0 boqolkiiba.

Isbeddelkan lacagta ugu badan ee la dalaci karo bishii, waxay dhaqan geli doontaa dhammaan biilasha la bixiyo Julaay 1, 2018 ka dib, ee macaamiisha ku nool gudaha xadka magaalada Sumas.

Comments are closed.